Qaamuuska Asalka
riixdin
MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. ld riix¹. 2. Riixidda wax meeshii uu ku sugnaa laga dhaqaajiyo. ld riixtin.
Erayo la-mid ah
riixJirro dad iyo xoolaha ku dhacda oo lafo xanuun leh; tuf.riixWax culus oo aan la qaadi karin xoog ku dhaqaajin.riixaanNagaar udgoon oo subagga lagu shiilo. ld reexaan.riixanWax, wax la riixay noqosho.riixanWax la riixay ahaansho.riixgubCalaamad dab ah oo ka muuqata jirka qof ama neef xoolaad oo …riixgubQof ama neef xoolaad cudurka riixa ka gubid.riixgubidld riixguub¹.

