Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

riixgub

MagacLafdheeri

Macnaha

Calaamad dab ah oo ka muuqata jirka qof ama neef xoolaad oo laga gubay cudurka riixa. ld riixgubid.

Erayo la-mid ah

riixJirro dad iyo xoolaha ku dhacda oo lafo xanuun leh; tuf.riixWax culus oo aan la qaadi karin xoog ku dhaqaajin.riixaanNagaar udgoon oo subagga lagu shiilo. ld reexaan.riixanWax, wax la riixay noqosho.riixanWax la riixay ahaansho.riixdin1. ld riix¹. 2. Riixidda wax meeshii uu ku sugnaa laga dhaqa…riixgubidld riixguub¹.riixidld riixis.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms