Qaamuuska Asalka
riixan
(-xmay, -xantay; -xmi)Falmg1
Macnaha
Wax, wax la riixay noqosho.
Erayo la-mid ah
riixJirro dad iyo xoolaha ku dhacda oo lafo xanuun leh; tuf.riixWax culus oo aan la qaadi karin xoog ku dhaqaajin.riixaanNagaar udgoon oo subagga lagu shiilo. ld reexaan.riixdin1. ld riix¹. 2. Riixidda wax meeshii uu ku sugnaa laga dhaqa…riixgubCalaamad dab ah oo ka muuqata jirka qof ama neef xoolaad oo …riixgubQof ama neef xoolaad cudurka riixa ka gubid.riixgubidld riixguub¹.riixidld riixis.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
