Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qushee

(-sheeyay, -shaysay)
Falg2

Macnaha

Wax wasakh u yeelid.

Erayo la-mid ah

qush1. Dacar; qaras. 2. Uurxumo iyo ciilqab cid ku jirta.qushaash1. Wasakh. 2. Qashqashaad.qushaashCid qashqashid.qushaysanWax wasakh u yeelid.qushaysnaanld qushaysnaansho.qushaysnaansho/dh ld qushaysnaan.qushqushCalool xanuun ka dhasha cunto kala jaadjaad ah oo la cunay.qushqushCunto kala jaadjaad ah calool xanuun ka qaadid.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms