Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qushaysnaan

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld qushaysnaansho.

Erayo la-mid ah

qush1. Dacar; qaras. 2. Uurxumo iyo ciilqab cid ku jirta.qushaash1. Wasakh. 2. Qashqashaad.qushaashCid qashqashid.qushaysanWax wasakh u yeelid.qushaysnaansho/dh ld qushaysnaan.qusheeWax wasakh u yeelid.qushqushCalool xanuun ka dhasha cunto kala jaadjaad ah oo la cunay.qushqushCunto kala jaadjaad ah calool xanuun ka qaadid.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms