Qaamuuska Asalka
qushaash
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Wasakh. 2. Qashqashaad.
Erayo la-mid ah
qush1. Dacar; qaras. 2. Uurxumo iyo ciilqab cid ku jirta.qushaysanWax wasakh u yeelid.qushaysnaanld qushaysnaansho.qushaysnaansho/dh ld qushaysnaan.qusheeWax wasakh u yeelid.qushqushCalool xanuun ka dhasha cunto kala jaadjaad ah oo la cunay.qushqushCunto kala jaadjaad ah calool xanuun ka qaadid.qushuucsanaansho/dh ld khushuucsanaan.

