Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qush

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dacar; qaras. 2. Uurxumo iyo ciilqab cid ku jirta.

Erayo la-mid ah

qushaash1. Wasakh. 2. Qashqashaad.qushaashCid qashqashid.qushaysanWax wasakh u yeelid.qushaysnaanld qushaysnaansho.qushaysnaansho/dh ld qushaysnaan.qusheeWax wasakh u yeelid.qushqushCalool xanuun ka dhasha cunto kala jaadjaad ah oo la cunay.qushqushCunto kala jaadjaad ah calool xanuun ka qaadid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms