Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qulucfage

(-gayaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Fandhaal weyn oo af ballaaran leh iyo dabo dheer oo tabbedaha, qulcaha iwm subagga iyo oodkaca looga bixiyo.

Erayo la-mid ah

qulub1. (m.l./dh) Isla hadalka iyo walaaca ay arrin qof ku dhalis…qulub/mg1 (-lbay, -lubtay; -lbi) 1. (f.g) Cayaar turub iwm qaybin…qulubsanQof wax qulbay ahaansho.qulubsanaanld qulubsanaansho.qulubsanaansho/dh ld qulubsanaan.qulucNooc bocorka ka mid ah leh sal ballaaran iyo dhuun dhuuban o…qululMeel kala dheer oo laga siiban karo. ld quluul.qululucShanqar ka timid dareere si xoog leh uga soo butaaca meel ci…
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms