Qaamuuska Asalka
qulubsanaan
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld qulubsanaansho.
Erayo la-mid ah
qulub1. (m.l./dh) Isla hadalka iyo walaaca ay arrin qof ku dhalis…qulub/mg1 (-lbay, -lubtay; -lbi) 1. (f.g) Cayaar turub iwm qaybin…qulubsanQof wax qulbay ahaansho.qulubsanaansho/dh ld qulubsanaan.qulucNooc bocorka ka mid ah leh sal ballaaran iyo dhuun dhuuban o…qulucfageFandhaal weyn oo af ballaaran leh iyo dabo dheer oo tabbedah…qululMeel kala dheer oo laga siiban karo. ld quluul.qululucShanqar ka timid dareere si xoog leh uga soo butaaca meel ci…

