Qaamuuska Asalka
quluc
(-lco, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Nooc bocorka ka mid ah leh sal ballaaran iyo dhuun dhuuban oo inta la qallajiyo oo miraha laga daadiyo biyo lagu shubto, ama oodkaca lagu shubto.
Erayo la-mid ah
qulub1. (m.l./dh) Isla hadalka iyo walaaca ay arrin qof ku dhalis…qulub/mg1 (-lbay, -lubtay; -lbi) 1. (f.g) Cayaar turub iwm qaybin…qulubsanQof wax qulbay ahaansho.qulubsanaanld qulubsanaansho.qulubsanaansho/dh ld qulubsanaan.qulucfageFandhaal weyn oo af ballaaran leh iyo dabo dheer oo tabbedah…qululMeel kala dheer oo laga siiban karo. ld quluul.qululucShanqar ka timid dareere si xoog leh uga soo butaaca meel ci…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
