Qaamuuska Asalka
qulub
MagacLafdheeri
Macnaha
1. (m.l./dh) Isla hadalka iyo walaaca ay arrin qof ku dhaliso. 2. Qaybinta cayaar turub oo la khaldo.
Erayo la-mid ah
qulubsanQof wax qulbay ahaansho.qulubsanaanld qulubsanaansho.qulubsanaansho/dh ld qulubsanaan.qulucNooc bocorka ka mid ah leh sal ballaaran iyo dhuun dhuuban o…qulucfageFandhaal weyn oo af ballaaran leh iyo dabo dheer oo tabbedah…qululMeel kala dheer oo laga siiban karo. ld quluul.qululucShanqar ka timid dareere si xoog leh uga soo butaaca meel ci…quluudUlajeedo naftu u bogto oo ku raaxaysato; macne loo jeelo oo …
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
