Qaamuuska Asalka
qayro
MagacDhexdhexaadUrursi
Macnaha
Qoysas fara badan oo meel wada deggan.
Erayo la-mid ah
qayraamiRiddo si xoog leh meel ugu shalwin.qayraaminld qayraamis.qayraanDhar harag la jilciyey ka samaysan oo waayihii hore la qaada…qayraanRiddo si xoog leh meel loogu tuuro.qayraansanWax la qayraamiyey ahaansho.qiime tamar-gubashoqayraansanaanld qayraansanaansho.qayraansanaansho/dh ld qayraansanaan.qayrabOrgi yar oo markaa billaabay riyo kudidda.

