Qaamuuska Asalka
qayraansan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax la qayraamiyey ahaansho.qiime tamar-gubasho
Erayo la-mid ah
qayraamiRiddo si xoog leh meel ugu shalwin.qayraaminld qayraamis.qayraanDhar harag la jilciyey ka samaysan oo waayihii hore la qaada…qayraanRiddo si xoog leh meel loogu tuuro.qayraansanaanld qayraansanaansho.qayraansanaansho/dh ld qayraansanaan.qayrabOrgi yar oo markaa billaabay riyo kudidda.qayrabnimoQayrab ahaansho.

