Qaamuuska Asalka
qayraan
(-ammo/-nno, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Dhar harag la jilciyey ka samaysan oo waayihii hore la qaadan jirey.
Erayo la-mid ah
qayraamiRiddo si xoog leh meel ugu shalwin.qayraaminld qayraamis.qayraansanWax la qayraamiyey ahaansho.qiime tamar-gubashoqayraansanaanld qayraansanaansho.qayraansanaansho/dh ld qayraansanaan.qayrabOrgi yar oo markaa billaabay riyo kudidda.qayrabnimoQayrab ahaansho.qayroQoysas fara badan oo meel wada deggan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
