Qaamuuska Asalka
qayrab
MagacLafdheeri
Macnaha
Orgi yar oo markaa billaabay riyo kudidda.
Erayo la-mid ah
qayraamiRiddo si xoog leh meel ugu shalwin.qayraaminld qayraamis.qayraanDhar harag la jilciyey ka samaysan oo waayihii hore la qaada…qayraanRiddo si xoog leh meel loogu tuuro.qayraansanWax la qayraamiyey ahaansho.qiime tamar-gubashoqayraansanaanld qayraansanaansho.qayraansanaansho/dh ld qayraansanaan.qayrabnimoQayrab ahaansho.

