Afsoomali.com
Home
Vocabulary
Urban
Translation
Contribute
Analytics
Sign In
Anonymous Observer
View-Only / Submission Mode
Theme
🌙 Dark
Sign In / Register
Qaamuuska Asalka
qayiraad
Magac
Dhexdhexaad
Macnaha
Isbeddel ku yimaad midab, ur iwm.
← Dib u noqo
✏ Suggest a Correction
Erayo la-mid ah
qayil
Cunidda qaadka.
qayil
Qaad cunid.
qayilaad
Fadhi habeysan iyo sheeko ay dad badani qaad ku wada cunaan.
qayilsan
Qof jaad cunay ahaansho.
qayilsanaan
ld qayilsanaansho.
qayilsanaansho
/dh ld qayilsanaan.
qayilsii
Qof qaad ku filan siin.
qayir
Wax siday ahaayeen si ka duwan noqda ama laga dhigo; beddel;…
Erayga Manta
baanise
1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…