Qaamuuska Asalka
qayilsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Qof jaad cunay ahaansho.
Erayo la-mid ah
qayilCunidda qaadka.qayilQaad cunid.qayilaadFadhi habeysan iyo sheeko ay dad badani qaad ku wada cunaan.qayilsanaanld qayilsanaansho.qayilsanaansho/dh ld qayilsanaan.qayilsiiQof qaad ku filan siin.qayirWax siday ahaayeen si ka duwan noqda ama laga dhigo; beddel;…qayirWax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm. beddelid.

