Qaamuuska Asalka
qayilsii
(-iiyay, -iisay)Falg2
Macnaha
Qof qaad ku filan siin.
Erayo la-mid ah
qayilCunidda qaadka.qayilQaad cunid.qayilaadFadhi habeysan iyo sheeko ay dad badani qaad ku wada cunaan.qayilsanQof jaad cunay ahaansho.qayilsanaanld qayilsanaansho.qayilsanaansho/dh ld qayilsanaan.qayirWax siday ahaayeen si ka duwan noqda ama laga dhigo; beddel;…qayirWax midabkiisa, dhadhankiisa, urkiisa iwm. beddelid.

