Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qayir

MagacLafdheeri

Macnaha

Wax siday ahaayeen si ka duwan noqda ama laga dhigo; beddel; doorsan.

Erayo la-mid ah

qayilCunidda qaadka.qayilQaad cunid.qayilaadFadhi habeysan iyo sheeko ay dad badani qaad ku wada cunaan.qayilsanQof jaad cunay ahaansho.qayilsanaanld qayilsanaansho.qayilsanaansho/dh ld qayilsanaan.qayilsiiQof qaad ku filan siin.qayiraadIsbeddel ku yimaad midab, ur iwm.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms