Qaamuuska Asalka
qaybta-kaadimareenka
(c.nafl.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Qaybta oo dhan ee isugu jirta dhuumo iyo faro oo kaadida ka soo qaada keliya dibeddana u saara. Waxay ka koobantahay: a) kaadi mareennada kaadihaysta ka sarreeya; b) kaadi haysta; c) kaadi mareenka hoose.
Erayo la-mid ah
qaybQ. u: kulli, dhammaan, giddi, idil.qaybaha hadalka: magac waagii hore aad loogu adeegsan jiray xagg…qaybmid ka mid ah. 3. Dhanka dambe. 4. Ardaaga aqalka. 5. Xero y…qayb1. Wax dhowr meelood loo kala dhigay middood; in.; qaar. 2. …qayb-bulsho(bul.) Dabaqad bulsheed, ama nidaam dawlad oo ku dhisan u ka…qayb-goobo(xis.) Qayb ka mid ah goobada ee ka sammaysanta laba gacmood…qayb-xareedayn(kiim.) Hab xareedayn ah oo la sameeyo iyada oo la isticmaal…qayb4Wax Alle mooyee cid kale ogaan karto aan jirin.

