Qaamuuska Asalka
qayb-goobo
(-bo ..., m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
(xis.) Qayb ka mid ah goobada ee ka sammaysanta laba gacmood dhexdood iyo meeriska. Bedka q. g. waa 1/2 r +, taas oo r ay tahay acanka, +- na tahay xagasha.
Erayo la-mid ah
qayb1. Wax dhowr meelood loo kala dhigay middood; in.; qaar. 2. …qaybQ. u: kulli, dhammaan, giddi, idil.qaybmid ka mid ah. 3. Dhanka dambe. 4. Ardaaga aqalka. 5. Xero y…qaybaha hadalka: magac waagii hore aad loogu adeegsan jiray xagg…qayb-bulsho(bul.) Dabaqad bulsheed, ama nidaam dawlad oo ku dhisan u ka…qayb-xareedayn(kiim.) Hab xareedayn ah oo la sameeyo iyada oo la isticmaal…qayb4Wax Alle mooyee cid kale ogaan karto aan jirin.qayb5Wax kor ka barasha.

