Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qayb-bulsho

(-bo ..., m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(bul.) Dabaqad bulsheed, ama nidaam dawlad oo ku dhisan u kala qeybinta dadweynaha kooxo, iyada oo fiirinaysa reerkooda, darajadooda, maalkooda iyo shaqadooda iwm.

Erayo la-mid ah

qayb1. Wax dhowr meelood loo kala dhigay middood; in.; qaar. 2. …qaybQ. u: kulli, dhammaan, giddi, idil.qaybmid ka mid ah. 3. Dhanka dambe. 4. Ardaaga aqalka. 5. Xero y…qaybaha hadalka: magac waagii hore aad loogu adeegsan jiray xagg…qayb-goobo(xis.) Qayb ka mid ah goobada ee ka sammaysanta laba gacmood…qayb-xareedayn(kiim.) Hab xareedayn ah oo la sameeyo iyada oo la isticmaal…qayb4Wax Alle mooyee cid kale ogaan karto aan jirin.qayb5Wax kor ka barasha.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms