Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qayb-xareedayn

(-bo ..., m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

(kiim.) Hab xareedayn ah oo la sameeyo iyada oo la isticmaalayo dhuun fidsan oo ku qotonta dhalada xareedaynta. Habkani wuxu suurogelinayaa in hoorarka loo kala sooco qaybo heerka bididdoodu kala duwantahay laguna ururiyo herkullo kala geddisan.

Erayo la-mid ah

qaybQ. u: kulli, dhammaan, giddi, idil.qaybaha hadalka: magac waagii hore aad loogu adeegsan jiray xagg…qaybmid ka mid ah. 3. Dhanka dambe. 4. Ardaaga aqalka. 5. Xero y…qayb1. Wax dhowr meelood loo kala dhigay middood; in.; qaar. 2. …qayb-bulsho(bul.) Dabaqad bulsheed, ama nidaam dawlad oo ku dhisan u ka…qayb-goobo(xis.) Qayb ka mid ah goobada ee ka sammaysanta laba gacmood…qayb4Wax Alle mooyee cid kale ogaan karto aan jirin.qayb5Wax kor ka barasha.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms