Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qay

MagacLafdheeri

Macnaha

Biyo yar oo wasakh leh oo wadaanta ama darka ka daata oo ceelka agagaarkiisa jiifa.

Erayo la-mid ah

qayaayo1. Q. ah: wax qabyo ah oo waxa ka dhimani ay iin u yeeleyso.…qayaayowQayaayo noqosho.qayacatoNooc xabagta ka mid ah oo dhirta qaarkeed laga helo oo leh m…qayax1. Wax diirka sare ka qaadid. 2. Laf hilib ka gurid. 3. Si w…qayax1. Q. ah: wax aan qarsoonayn oo si wanaagsan loogu wada jeed…qayaxan1. Geed wax diirkii ka qaadmay noqosho. 2. Laf wax hilibkii …qayaxan1. Wax diirka sare laga qaaday ahaansho. 2. Laf, wax hilibki…qayaxnaanld qayaxnaansho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms