Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qayacato

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Nooc xabagta ka mid ah oo dhirta qaarkeed laga helo oo leh midab cad, aadna u adag oo wax la iskula dhejiyo.

Erayo la-mid ah

qayaayo1. Q. ah: wax qabyo ah oo waxa ka dhimani ay iin u yeeleyso.…qayaayowQayaayo noqosho.qayax1. Q. ah: wax aan qarsoonayn oo si wanaagsan loogu wada jeed…qayax1. Wax diirka sare ka qaadid. 2. Laf hilib ka gurid. 3. Si w…qayaxan1. Geed wax diirkii ka qaadmay noqosho. 2. Laf wax hilibkii …qayaxan1. Wax diirka sare laga qaaday ahaansho. 2. Laf, wax hilibki…qayaxnaanld qayaxnaansho.qayaxnaansho/dh ld qayaxnaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms