Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qayax

MagacLafdheerikh

Macnaha

1. Q. ah: wax aan qarsoonayn oo si wanaagsan loogu wada jeedo. 2. Wax sida badar, geed iwm oo diirka laga qaaday. 3. Laf hilibkii laga guray.

Erayo la-mid ah

qayaayo1. Q. ah: wax qabyo ah oo waxa ka dhimani ay iin u yeeleyso.…qayaayowQayaayo noqosho.qayacatoNooc xabagta ka mid ah oo dhirta qaarkeed laga helo oo leh m…qayaxan1. Geed wax diirkii ka qaadmay noqosho. 2. Laf wax hilibkii …qayaxan1. Wax diirka sare laga qaaday ahaansho. 2. Laf, wax hilibki…qayaxnaanld qayaxnaansho.qayaxnaansho/dh ld qayaxnaan.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms