Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qayaxan

(-xmay, -xantay)
Falmg1

Macnaha

1. Geed wax diirkii ka qaadmay noqosho. 2. Laf wax hilibkii ka dhamaaday noqosho. 3. Hadal iwm wax si wanaagsan loo sheegay noqosho.

Erayo la-mid ah

qayaayo1. Q. ah: wax qabyo ah oo waxa ka dhimani ay iin u yeeleyso.…qayaayowQayaayo noqosho.qayacatoNooc xabagta ka mid ah oo dhirta qaarkeed laga helo oo leh m…qayax1. Q. ah: wax aan qarsoonayn oo si wanaagsan loogu wada jeed…qayax1. Wax diirka sare ka qaadid. 2. Laf hilib ka gurid. 3. Si w…qayaxnaanld qayaxnaansho.qayaxnaansho/dh ld qayaxnaan.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms