Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaruunbow

MagacLafdheeri

Macnaha

Nooc kalluunka ka mid ah, kuusan oo weji foolxun leh.

Erayo la-mid ah

qaruufHardiyidda xooluhu geeska wax ku dhuftaan. ld qaruufid.qaruufXoolo gees wax ku hardiyid. ld qaruufsii.qaruufidld qaruuf¹, qaruufsiin.qaruufoXoolo af ku maalid.qaruufsiiNaas xoolaad cid afka ugu lisid. ld qaruuf².qaruufsiinld qaruufid.qaruuradQarsho; dhalo.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms