Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaruuf

MagacLafdheeri

Macnaha

Hardiyidda xooluhu geeska wax ku dhuftaan. ld qaruufid.

Erayo la-mid ah

qaruufidld qaruuf¹, qaruufsiin.qaruufoXoolo af ku maalid.qaruufsiiNaas xoolaad cid afka ugu lisid. ld qaruuf².qaruufsiinld qaruufid.qaruunbowNooc kalluunka ka mid ah, kuusan oo weji foolxun leh.qaruuradQarsho; dhalo.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms