Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qaruufid

MagacFalDhexdhexaad

Macnaha

ld qaruuf¹, qaruufsiin.

Erayo la-mid ah

qaruufHardiyidda xooluhu geeska wax ku dhuftaan. ld qaruufid.qaruufXoolo gees wax ku hardiyid. ld qaruufsii.qaruufoXoolo af ku maalid.qaruufsiiNaas xoolaad cid afka ugu lisid. ld qaruuf².qaruufsiinld qaruufid.qaruunbowNooc kalluunka ka mid ah, kuusan oo weji foolxun leh.qaruuradQarsho; dhalo.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms