Qaamuuska Asalka
qaruufsiin
MagacDhexdhexaad
Macnaha
ld qaruufid.
Erayo la-mid ah
qaruufHardiyidda xooluhu geeska wax ku dhuftaan. ld qaruufid.qaruufXoolo gees wax ku hardiyid. ld qaruufsii.qaruufidld qaruuf¹, qaruufsiin.qaruufoXoolo af ku maalid.qaruufsiiNaas xoolaad cid afka ugu lisid. ld qaruuf².qaruunbowNooc kalluunka ka mid ah, kuusan oo weji foolxun leh.qaruuradQarsho; dhalo.

