Qaamuuska Asalka
qarsoon
(-oomay, -oontay; -oomi)Falmg1
Macnaha
Wax muuqaalkoodu libdhay noqosho.
Erayo la-mid ah
qarsanWax la qaryey ahaansho.qarsanaanld qarsanaansho.qarsanaansho/dh ld qarsanaan.qarsashold qarsad, qarsi.qarshiLacag jajab ah oo u dhiganta hal shilin oo waayihii hore la ā¦qarsho1. Weel quraarad ka samaysan oo wax lagu shubto; dhalo. 2. Mā¦qarsinFandhaal weyn; qudde.qarsoWax meel aan laga arki karin dhigasho.qasan¹

