Qaamuuska Asalka
qarsho
(-ooyin, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Weel quraarad ka samaysan oo wax lagu shubto; dhalo. 2. Maaddo adke ah, jebi og, aan midab lahayn, ilays mootiye ah oo ka sameysan ciid iyo soodhe la isku dhalaaliyey. ld qarshad.
Erayo la-mid ah
qarsanWax la qaryey ahaansho.qarsanaanld qarsanaansho.qarsanaansho/dh ld qarsanaan.qarsashold qarsad, qarsi.qarshiLacag jajab ah oo u dhiganta hal shilin oo waayihii hore la ā¦qarsinFandhaal weyn; qudde.qarsoWax meel aan laga arki karin dhigasho.qasan¹qarsoodi1. Q. ah: arrin, hadal iwm oo aan la oggoleyn inla maqlo amaā¦
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
