Qaamuuska Asalka
qarsan
(-naa, -nayd)Falmg4
Macnaha
Wax la qaryey ahaansho.
Erayo la-mid ah
qarsanaanld qarsanaansho.qarsanaansho/dh ld qarsanaan.qarsashold qarsad, qarsi.qarshiLacag jajab ah oo u dhiganta hal shilin oo waayihii hore la ā¦qarsho1. Weel quraarad ka samaysan oo wax lagu shubto; dhalo. 2. Mā¦qarsinFandhaal weyn; qudde.qarsoWax meel aan laga arki karin dhigasho.qasan¹qarsoodi1. Q. ah: arrin, hadal iwm oo aan la oggoleyn inla maqlo amaā¦
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
