Qaamuuska Asalka
qarso
(-saday, -satay)Falg3
Macnaha
Wax meel aan laga arki karin dhigasho.qasan¹
Erayo la-mid ah
qarsanWax la qaryey ahaansho.qarsanaanld qarsanaansho.qarsanaansho/dh ld qarsanaan.qarsashold qarsad, qarsi.qarshiLacag jajab ah oo u dhiganta hal shilin oo waayihii hore la …qarsho1. Weel quraarad ka samaysan oo wax lagu shubto; dhalo. 2. M…qarsinFandhaal weyn; qudde.qarsoodi1. Q. ah: arrin, hadal iwm oo aan la oggoleyn inla maqlo ama…

