Qaamuuska Asalka
qarqariye
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dhaxan weyn oo lala gariiro; diilalyo. 2. (-yayaal, m.l./dh) Mid kasta oo ka mid ah qoorta labadeeda muruq. ld qarqariyo.
Erayo la-mid ah
qarqaryo dareemid.qarqarInta u dhexeysa garabka korkiisa iyo luqunta; deg.qarqareeDhul buuraley ah qardajeexid.qarqariKa q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.qarqarrooti1. Q. ah: socod dheeldheelli ah oo la iska yeelyeelo. 2. ld …qarqarrootiSocod dheeldheelli ah socosho.qarqarrootiyidld qarqarrooti¹ (2).qarqarsiQaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la isku…

