Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qarqari

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Ka q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.

Erayo la-mid ah

qarqaryo dareemid.qarqarInta u dhexeysa garabka korkiisa iyo luqunta; deg.qarqareeDhul buuraley ah qardajeexid.qarqariye1. Dhaxan weyn oo lala gariiro; diilalyo. 2. (-yayaal, m.l./…qarqarrooti1. Q. ah: socod dheeldheelli ah oo la iska yeelyeelo. 2. ld …qarqarrootiSocod dheeldheelli ah socosho.qarqarrootiyidld qarqarrooti¹ (2).qarqarsiQaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la isku…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms