Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qarqar

MagacLafdheeri

Macnaha

Inta u dhexeysa garabka korkiisa iyo luqunta; deg.

Erayo la-mid ah

qarqareeDhul buuraley ah qardajeexid.qarqariKa q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.qarqariye1. Dhaxan weyn oo lala gariiro; diilalyo. 2. (-yayaal, m.l./…qarqarrooti1. Q. ah: socod dheeldheelli ah oo la iska yeelyeelo. 2. ld …qarqarrootiSocod dheeldheelli ah socosho.qarqarrootiyidld qarqarrooti¹ (2).qarqarsi1. Awr la rarayo jeenigiisa iyo luquntiisa xarig iskula xiri…qarqarsiQaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la isku…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms