Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qarqaree

(-reeyay, -raysay)
Falg2

Macnaha

Dhul buuraley ah qardajeexid.

Erayo la-mid ah

qarqaryo dareemid.qarqarInta u dhexeysa garabka korkiisa iyo luqunta; deg.qarqariKa q.: cid cabsi gelin. ld qarqarsii.qarqariye1. Dhaxan weyn oo lala gariiro; diilalyo. 2. (-yayaal, m.l./…qarqarrooti1. Q. ah: socod dheeldheelli ah oo la iska yeelyeelo. 2. ld …qarqarrootiSocod dheeldheelli ah socosho.qarqarrootiyidld qarqarrooti¹ (2).qarqarsiQaab loo xiro awrka iyadoo jeenigiisa iyo luquntiisa la isku…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms