Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qariin

MagacLafdheeri

Macnaha

Geed saar buruq weyn oo biya badan salka ku leh oo dadku marka uu oomo cuno kana baxa dhulka hawdka ah.

Erayo la-mid ah

qariWax meel aan laga arki karin gelin.qariibQ. ah: qof meel uu dadkeeda aqoon jooga.qariibNooc kalluunka ka mid ah.qariibU q.: wax helitankooda dhibaato iyo xakaar u marid.qariibiQof qariib ah dhoweyn.qariibid1. Cunidda badar, sonkor iwm iyadoo aan la karin la cuno. 2.…qariibinld qariibis.qariidBadar ama wax u eg oo ceeriinka lagu cuno.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms