Qaamuuska Asalka
qariib
(-byo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Q. ah: qof meel uu dadkeeda aqoon jooga.
Erayo la-mid ah
qariWax meel aan laga arki karin gelin.qariibiQof qariib ah dhoweyn.qariibid1. Cunidda badar, sonkor iwm iyadoo aan la karin la cuno. 2.…qariibinld qariibis.qariidBadar ama wax u eg oo ceeriinka lagu cuno.qariidBadar iwm ceeriin ku cunid.qariinGeed saar buruq weyn oo biya badan salka ku leh oo dadku mar…qariirIn yar oo badar ah oo qeedhiinka lagu cuno.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
