Qaamuuska Asalka
qariibi
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Qof qariib ah dhoweyn.
Erayo la-mid ah
qariWax meel aan laga arki karin gelin.qariibQ. ah: qof meel uu dadkeeda aqoon jooga.qariibNooc kalluunka ka mid ah.qariibU q.: wax helitankooda dhibaato iyo xakaar u marid.qariibid1. Cunidda badar, sonkor iwm iyadoo aan la karin la cuno. 2.…qariibinld qariibis.qariidBadar ama wax u eg oo ceeriinka lagu cuno.qariidBadar iwm ceeriin ku cunid.

