Qaamuuska Asalka
qariibid
MagacLafdheeri
Macnaha
1. Cunidda badar, sonkor iwm iyadoo aan la karin la cuno. 2. Q. ah: xoogaa badar, sonkor iwm ah oo aan la karin.
Erayo la-mid ah
qariWax meel aan laga arki karin gelin.qariibQ. ah: qof meel uu dadkeeda aqoon jooga.qariibNooc kalluunka ka mid ah.qariibU q.: wax helitankooda dhibaato iyo xakaar u marid.qariibiQof qariib ah dhoweyn.qariibinld qariibis.qariidBadar ama wax u eg oo ceeriinka lagu cuno.qariidBadar iwm ceeriin ku cunid.

