Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qareennimo

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Qareen ahaansho. 2. Qaraabo, sokeeye.

Erayo la-mid ah

qare1. Geed dhulka ku faalala oo leh caleen balballaaran iyo mir…qareduurQare aan la cunin oo duur ka baxa. ld qaredameer.qaree1. Qar u yeelid (weel). 2. ld qiree.qareen1. Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto. 2. Qof gar yaqaan…qareen1. U q.: gar-yaqaan cid u doodid. 2. U q.: cid u danaanin.qareensoCid xigto ka dhigasho.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms