Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qare

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Geed dhulka ku faalala oo leh caleen balballaaran iyo miro waaweyn oo kankoonsan oo dhacaan macaan oo lagu oon baxo leh. 2. Miraha geedka qaraha.

Erayo la-mid ah

qareduurQare aan la cunin oo duur ka baxa. ld qaredameer.qaree1. Qar u yeelid (weel). 2. ld qiree.qareen1. Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto. 2. Qof gar yaqaan…qareen1. U q.: gar-yaqaan cid u doodid. 2. U q.: cid u danaanin.qareennimo1. Qareen ahaansho. 2. Qaraabo, sokeeye.qareensoCid xigto ka dhigasho.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms