Qaamuuska Asalka
qaree
(-reeyey, -raysay)Falg2
Macnaha
1. Qar u yeelid (weel). 2. ld qiree.
Erayo la-mid ah
qare1. Geed dhulka ku faalala oo leh caleen balballaaran iyo mir…qareduurQare aan la cunin oo duur ka baxa. ld qaredameer.qareen1. Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto. 2. Qof gar yaqaan…qareen1. U q.: gar-yaqaan cid u doodid. 2. U q.: cid u danaanin.qareennimo1. Qareen ahaansho. 2. Qaraabo, sokeeye.qareensoCid xigto ka dhigasho.

