Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

qareen

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Dad dhalashadoodu isu dhowdahay; xigto. 2. Qof gar yaqaan ah oo dadka u dooda.

Erayo la-mid ah

qare1. Geed dhulka ku faalala oo leh caleen balballaaran iyo mir…qareduurQare aan la cunin oo duur ka baxa. ld qaredameer.qaree1. Qar u yeelid (weel). 2. ld qiree.qareennimo1. Qareen ahaansho. 2. Qaraabo, sokeeye.qareensoCid xigto ka dhigasho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms