Qaamuuska Asalka
qararro
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Geed weyn oo aan qodxo lahayn oo leh sal weyn, laamo dhuudhuuban, miro la cuno iyo mayrax wanaagsan. ld qaranrro.
Erayo la-mid ah
qaraab1. Miro, xabag iwm. oo duurka ka baxa oo la cuno. 2. Hunguri…qaraabSoo q.: 1. Miro, xabag iwm duur ka doonid. 2. hunguri, lacag…qaraabaggooQaraabo, daryeelid la'aan.qaraabaggooynld qaraabaggooys.qaraabaggooys1. Q. ah: qof aan qaraabadiisa daryeelin. 2. ld qaraabaggooy…qaraabakiilEexasho qaraabannimo awgeed loo sameeyo. ld karaabakiil¹, qa…qaraabakiilCid qaraabannimo awgeed ugu eexasho.qaraabakiilidld qaraabakiil¹, karaabakiil¹.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
