Qaamuuska Asalka
qaraab
MagacLafdheeriUrursi
Macnaha
1. Miro, xabag iwm. oo duurka ka baxa oo la cuno. 2. Hunguri, lacag iwm aan la shaqeysan oo meelo laga soo shaxaado.
Erayo la-mid ah
qaraabaggooQaraabo, daryeelid la'aan.qaraabaggooynld qaraabaggooys.qaraabaggooys1. Q. ah: qof aan qaraabadiisa daryeelin. 2. ld qaraabaggooy…qaraabakiilEexasho qaraabannimo awgeed loo sameeyo. ld karaabakiil¹, qa…qaraabakiilCid qaraabannimo awgeed ugu eexasho.qaraabakiilidld qaraabakiil¹, karaabakiil¹.qaraabaqansax/dh.u Qaraabannimo aan dhaweyn.qaraabaysashold qaraabaysad.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
