Qaamuuska Asalka
qaraabaggoo
(-ooyay, -ooysay)Falmg2
Macnaha
Qaraabo, daryeelid la'aan.
Erayo la-mid ah
qaraab1. Miro, xabag iwm. oo duurka ka baxa oo la cuno. 2. Hunguri…qaraabSoo q.: 1. Miro, xabag iwm duur ka doonid. 2. hunguri, lacag…qaraabaggooynld qaraabaggooys.qaraabaggooys1. Q. ah: qof aan qaraabadiisa daryeelin. 2. ld qaraabaggooy…qaraabakiilEexasho qaraabannimo awgeed loo sameeyo. ld karaabakiil¹, qa…qaraabakiilCid qaraabannimo awgeed ugu eexasho.qaraabakiilidld qaraabakiil¹, karaabakiil¹.qaraabaqansax/dh.u Qaraabannimo aan dhaweyn.

